Maamulka Ahlusuna Oo Ka Soo Horjeestay Shirka Madasha Qaran Oo Ka Socda Muqdisho

0
Thursday September 08, 2016 - 11:55:04 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Ahlusuna Oo Ka Soo Horjeestay Shirka Madasha Qaran Oo Ka Socda Muqdisho

    Cali Baashi Aadan Faarax Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlusunna ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan Shirka Madasha Wadatashiga ee Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Baashi Aadan Faarax Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlusunna ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan Shirka Madasha Wadatashiga ee Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Madaxweyne Cali Baashi Aadan Faarax Madaxweyne ku xigeenka maamulka gobolada dhexe ayaa sheegay in aysan jirin cid u mataleysa shirka Madasha Wadatashiga Qaran maamulka gobolada Dhexe.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayuu ku eedeeyay in ay Albaabada ka xiratay dadka kunool gobolada Dhexe.

Cali Baashi Aadan Faarax Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in aan gobolada Dhexe lagu maamuli doonin waxyaabaha kasoo baxa shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

Maamulka Ahlusunna ayaa kasoo horjeeda maamulka Galmudug oo ay aqoonsantahay dowladda Soomaaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip