Banaan Bax Ka Dhan Ah Weerarkii Lagu Qaaday Magaalada Madiina Al Munawara Oo Maanta Ka Dhacaya Muqdisho

0
Monday July 11, 2016 - 09:26:55 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaan Bax Ka Dhan Ah Weerarkii Lagu Qaaday Magaalada Madiina Al Munawara Oo Maanta Ka Dhacaya Muqdisho

    Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya waxaa maanta ka dhacaya Dibad bax ka dhan ah weerarkii dhawaan lagu qaaday masjidka Nabiga NNKH oo ku yaala Magaalada Barakeysan ee Madiina ee Dalka Sacuudiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya waxaa maanta ka dhacaya Dibad bax ka dhan ah weerarkii dhawaan lagu qaaday masjidka Nabiga NNKH oo ku yaala Magaalada Barakeysan ee Madiina ee Dalka Sacuudiga.

Hay’ada Culimada Soomaliyeed bayaan dhawaan kasoo baxay ayaa lagu iclaamiyay dibad bax ka dhan ah weerarkii dhawaan lagu qaaday masjidka Nabiga NNKH oo ku yaala Magaalada Barakeysan ee Madiina ee Dalka Sacuudiga kaasi oo la ogaaday Ragii ka dambeeyay.

Dibad baxa oo ka dhacaya sida qeyb badan oo kamid ah Muqdisho waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowlada Soomaliya iyo Culimada Soomaliyeed waxaa halkaas la jeedin doono hadalo u badan cambaareyn ku aadan weerarka lagu qaaday masjidka Nabiga NNKH oo ku yaala Magaalada Barakeysan ee Madiina ee Dalka Sacuudiga.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip