Mas'uul Ka Tirsan Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Geeriyooday Magaalada Nairobi

0
Thursday July 21, 2016 - 22:22:22 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uul Ka Tirsan Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Geeriyooday Magaalada Nairobi

    Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya ku Geeriyooday Kuxigeenkii Xoghayaha joogtada ah ee xafiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Yuusuf Aaadan (Maxamed Khayr).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya ku Geeriyooday Kuxigeenkii Xoghayaha joogtada ah ee xafiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Yuusuf Aaadan (Maxamed Khayr).

Marxuunka ayaa la sheegay in Medkiisa laga helay Qol uu ka degenaa Hotel ku yaalla Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya,iyadoo Wararku ay sheegayaan in tii Alle ay u timid islamarkaana uu Qolkii uu Degenaa ku dhex dhintay.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuun Maxamed Kheyr.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip