Madaxweyne Gaas"QM ayaa Faraha kula jirta Arrimaha Soomaaliya"..

0
Wednesday August 03, 2016 - 01:13:38 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Gaas"QM ayaa Faraha kula jirta Arrimaha Soomaaliya"..

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay Munaasabad lagu Xusayay Markii la aas-aasay Puntland ayaa ka hadlay Arrimo badan oo Quseeya Xaaladda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay Munaasabad lagu Xusayay Markii la aas-aasay Puntland ayaa ka hadlay Arrimo badan oo Quseeya Xaaladda Soomaaliya.


Madaxweyne C/wali Gaas ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka baxday KMG-kii Balse ay Faragalin ku hayaan Wakiilkii hore ee QM Arrimaha Soomaaliya N.Kay iyo Wakiilka hadda ee QM u Jooga Soomaaliya mr Kitting.

"Soomaaliya waa ay ka baxday Kumeelgaarkii waxaa ii muuqata in ay jirto Faragalin ah QM ay ku hayso Arrimaha Soomaaliya”ayuu yiri Madaxweyne C/wali Gaas.

Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa imaanaya iyadoo QM dhawr jeer ay sheegtay in aysan Aqbali doonin dib u dhac ku yimaadda Doorashada Soomaaliya ee 2016.

 


Shaaciye.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip