Ururka Al Shabaab Oo Isaga Baxay Degmada Cee-waaq

0
Saturday September 17, 2016 - 13:48:39 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Al Shabaab Oo Isaga Baxay Degmada Cee-waaq

    Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay baneeyeen degmada Ceel-Waaq oo ay xalay kala wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay baneeyeen degmada Ceel-Waaq oo ay xalay kala wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya.

Al Shabaab ayaa muddo saacaddo ah ku sugnaa degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo.

Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale kuwa AMISOM ayaa gudaha u galay degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Al Shabaab ayaa xalay Saqdii dhexe faarujiyay degmada Ceel-Waaq oo ay kala wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya muddo kooban.

Saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in lagu dilay dagaalkii Ceel-Waaq Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya sidoo kale 4 askari, waxaana jira dhaawacyo soo gaaray ciidanka dowladda Soomaaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip