Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Dil Xalay Ka Dhacay Magaalada Baledweyne

0
Thursday September 22, 2016 - 06:41:11 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Dil Xalay Ka Dhacay Magaalada Baledweyne

    Waxaa xalay fiidkii xaafadda Kooshin ee Magaalada Baledweyne, xarunta gobolka Hiiraan lagu dilay ganacsade laga yaqaan magaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xalay fiidkii xaafadda Kooshin ee Magaalada Baledweyne, xarunta gobolka Hiiraan lagu dilay ganacsade laga yaqaan magaalada.

Koox dabley ah ayaa la sheegay inay ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Daahir Mahad-alle ay rasaas ku fureen kadib salaadii cishaha, iyagoo kadibna ka baxsaday goobta.

Dableyda dilka geystay ayaa sidoo kale dhaawacay wiil uu dhalay ganacsadaha oo la socday.

Dhaawaca wiilka ayaa la dhigay isbitaalka Magaalada Baledweyne iyadoo aanay jirin cid loo qabtay falkan dilka ah.

Ciidanka amaanka Magaalada Baledweyne ayaa durba goobta soo gaaray is la markaana waxa ay goobta uu dilka ka dhacay ay ka bilaaben howlgal lagu baacsanayo dableyda dilka gesatay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip