Madaxweyne Guuleed Oo Guddi U Magacaabay Duqeeyntii Ka Dhacday Gaalkacayo + Akhriso

0
Sunday October 02, 2016 - 13:34:54 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Guuleed Oo Guddi U Magacaabay Duqeeyntii Ka Dhacday Gaalkacayo + Akhriso

    Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Guddi Baaritaan ku sameeya Duqeyntii lagu laayay ciidamada ka tirsan Maamulka Galmudug ee ka dhacday Deegaanka Jeexdin ee Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Guddi Baaritaan ku sameeya Duqeyntii lagu laayay ciidamada ka tirsan Maamulka Galmudug ee ka dhacday Deegaanka Jeexdin ee Gobolka Mudug.

Warqad magacaabis Guddigaan ah oo ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa lagu sheegay in Guddigaan ay ka kooban yihiin 8 xubnood.

Waxa ay isugu jiraan Guddigaan Wasiir, Guddoomiyeyaal, iyo Saraakiil ciidan kuwaasi oo sida ugu dhaqsiyaha badan u guda geli doono Baaritaanka la xiriira Duqeymihii ka dhacay Duleedka Gaalkacyo.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip