ERDOGAN OO LA SIIYAY AWOOD UUSAN HORE U LAHEEYN.

0
Saturday January 21, 2017 - 23:07:45 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ERDOGAN OO LA SIIYAY AWOOD UUSAN HORE U LAHEEYN.

    Maanta waxaa uu ansixiyay baarlamaanka Turkiga in Madaxweeyne Erdogan uu awood u leeyahay in uu eryo r/wasaaraha magacaabana Madaxweeyne ku xigeen,Codkii baarlamaanka uu u qaaday xildhibaanada Turkiga waxaa lagu ansixiyay 339 xildhibaan oo ogolaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta waxaa uu ansixiyay baarlamaanka Turkiga in Madaxweeyne Erdogan uu awood u leeyahay in uu eryo r/wasaaraha magacaabana Madaxweeyne ku xigeen,Codkii baarlamaanka uu u qaaday xildhibaanada Turkiga waxaa lagu ansixiyay 339 xildhibaan oo ogolaaday


 AWOODA CUSUB EE madaxweeynaha halka 142 aay diideen in loo codeeyo wax ka bedelaaya dastuurka si madaxweeynaha uu u yeesho awood dheeri ah,Madaxweeynaha waxuu helayaan awood uu ku eryikaro wasiirka uu doono.Erdogan guusha uu gaaray waxaa ka xumaaday dhamaan dowladaha reer galbeedka kuwaasi oo durba ufasirtay go'aanka baarlamaanka dowlada turkiga mid lagu dhaawacaayo dimuqraadiyada iyo xuriyatul qowlka.

Madaxweynaha awooda dheeriga ah lasiiyay ayaan wili si toos ah uga hadlin walow oo tira dhowr jeer oo hore uu uga hadlay in dalkiisa uu yahay mid xur ah dadkiisana ee ka tashan karaan mustaqbalkooda.

Tarjume: Dr Hiraabe
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip