Khudbad Jeedinta Musharaxiinta Oo Bilaabatay

0
Sunday February 05, 2017 - 12:31:17 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khudbad Jeedinta Musharaxiinta Oo Bilaabatay

    Waxaa hada Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay dhageysiga wajiga Saddexaad ee Khudbad jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa hada Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay dhageysiga wajiga Saddexaad ee Khudbad jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada dalka Soomaaliya.

Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa ku sugan 8-da Musharax ee maanta loo qorsheeyay in ay jeediyaan khudbadaha, iyadoo Musharax walba uu khudbadiisa ku jeedinaya waqti ku siman 30-daqiiqo.

Musharaxiinta khudbadaha jeedinaya ayaa waxa ay kala yihiin:-

1.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow

3.Maxamed Axmed Jabarti

4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

7.Maxamed C/risaaq

8.Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip