Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Eedeyn Loo Jeediyay

0
Sunday February 05, 2017 - 13:09:25 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Eedeyn Loo Jeediyay

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna musharax u tagaan xilka Madaxtinimada dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay bixinta dhulalka Guud iyo eedeyn loo jeediyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna musharax u tagaan xilka Madaxtinimada dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay bixinta dhulalka Guud iyo eedeyn loo jeediyay.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Madaxtooyada Soomaaliya ay waxba ka quseyn ama ku shaqo lahayn bixinta dhulalka balse ay jiraan warar soo gaaraya oo sheegaya in la bixiyay dhulal guud oo la siiyay Hay’ado gaar ah.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya ayaa sheeagay in ay jiraan Guddiyo heer wasiir ah oo loo saaray in ay soo xaqiijiyaan wararka sheegaya in la bixiyay dhulal danguud ah.

Ugu dambeyntii Madaxweyne Xasan sheekh ayaa sheegay in uusan ka war qabin dhul sifo sharci daro ah lagu bixiyay oo ay ogtahay Dowladda Dhexe.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip