Duulimaadyadii Diyaaradaha Garoonka Muqdisho Oo La Joojiyay

0
Monday February 06, 2017 - 21:42:39 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duulimaadyadii Diyaaradaha Garoonka Muqdisho Oo La Joojiyay

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la joojiyay dhammaan duulimaadyadii Magaalada Muqdisho 8-da Bishaan oo ah Maalinta ay dhaceyso doorashada Madadaxweynaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la joojiyay dhammaan duulimaadyadii Magaalada Muqdisho 8-da Bishaan oo ah Maalinta ay dhaceyso doorashada Madadaxweynaha Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada Cali Jaamac Jangali ayaa Warbaahinta u sheegay in maalintaasi aysan jirin doonin Wax duulimaad ah oo imaanaya Magaalada Muqdisho ama ka baxaya.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay , waxaan Talaadada iyo arbacadda xirnaan Doona Wadooyinka Muqdisho

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip