Gudoomiyihii Gobolka Sool Oo Geeriyooday

0
Saturday February 18, 2017 - 14:19:24 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii Gobolka Sool Oo Geeriyooday

    Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayan in Shil gaari oo halkaasi ka dhacay uu ku geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka Sool ee maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayan in Shil gaari oo halkaasi ka dhacay uu ku geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka Sool ee maamulka Puntland.

Allaha u naxariistee Mukhtaar Mahad oo ahaa Gudoomiyihii Gobolka Sool ee maamulka Puntland ayaa barqadii maanta Shil gaari oo ka dhacay Magaalada Garoowe ku geeriyooday waxaana sidoo kale dhaawac uu soo gaaray qaar kamid ah ilaalada Gudoomiyihii Gobolka Sool.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay geerida Gudoomiyihii Gobolka Sool ee maamulka Puntland Mukhtaar Mahad.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip