Madaxweyne Farmaajo Oo Amaanay Haweenka Soomaaliyeed

0
Wednesday March 08, 2017 - 13:14:26 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Amaanay Haweenka Soomaaliyeed

    Munaasabado lagu Xusayo 8-da Bisha March oo ku beegan Maalinta Haweenka adduunka ayaa haatan ka socoto Magaalada Muqdisho, Gobolada dalka Soomaaliya iyo Guud ahaan Caalamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabado lagu Xusayo 8-da Bisha March oo ku beegan Maalinta Haweenka adduunka ayaa haatan ka socoto Magaalada Muqdisho, Gobolada dalka Soomaaliya iyo Guud ahaan Caalamka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan maalintaan u diray Haweenka Adduunka gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa mudan in la raaco wadadooda.

Madaxweynaha ayaa Haweenka Soomaaliyeed ku tilmaamay inay yiihiin sida dayaxa oo kale waxayna midaas muujineysaa inuu Madaxweynaha qirayo dadaalka ay Haweenka Soomaaliyeed kasoo mareyn badbaadinta Ummadda Soomaaliyeed xiligii dowladii dhexe.

Taariikhda xuska 8da Maarso waxaa lagu asteeyay maalintii ugu horreysay ee ay aqoon sadeen reer galbeeka xaquuqda Haweenka 1910kii shirweynihii lagu qabtay Magaalada koban-heegan ee dalka Denmark.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip