Muqtaar Roobow oo goordhow gaaray Magaalada Baydhabo

0
Thursday October 04, 2018 - 11:18:53 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Muqtaar Roobow oo goordhow gaaray Magaalada Baydhabo

    Wafdi ballaaran uu hogaaminaayo Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa goordhow waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi ballaaran uu hogaaminaayo Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa goordhow waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Abuu Mansuur iyo wafdiga la socdo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed,Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Baydhabo.

Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa waxa uu kamid yahay mushariixinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee la filayo in doorashada ay dhawaan ka dhacdo Magaalada Baydhabo.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip