Fannaanad Caan ka aheyd Soomaaliya oo ku geeriyootay Muqdisho

0
Saturday October 06, 2018 - 10:25:42 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fannaanad Caan ka aheyd Soomaaliya oo ku geeriyootay Muqdisho

    Waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaanadda Shamsa Xuseen Shumey oo ka tirsaneyd Hobollada Qaranka ee Waabari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaanadda Shamsa Xuseen Shumey oo ka tirsaneyd Hobollada Qaranka ee Waabari.

Fannaanadda Shamsa Shumey ayaa intii ay Fanka ku jirtay waxa ay qaaday Heeso kala duwan,kuwaasi oo isugu jira Jacel iyo wadani.

Ehelada Shamsa Shumey ayaa waxa ay sheegeen in Mudooyinkii ugu dambeeyay Fannaanadda ka tirsaneyd Hobollada Qaranka ee Waabari ay heysatay Xaalad Caafimaad,taasi oo sababtay geerideeda.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen Ehelada in Shamso ay aheyd Qof dabeecad wanaagsan leh,isla markaana dadka fankooda loogu jecel yahay Gayigga Soomaaliya ay kamid aheyd.

Allaha u naxariisteen Fannaanadda Shamsa Xuseen Shumey ayaa lagu wadaa Maanta in lagu Aaso Magaalada Muqdisho.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip