Madaxweyne Xaaf oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

0
Sunday October 07, 2018 - 16:57:06 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xaaf oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb, ee Caasimadda Galmudug Kadib safar labo maalin qaatay oo uu ku gaaray Jimcihii Dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb, ee Caasimadda Galmudug Kadib safar labo maalin qaatay oo uu ku gaaray Jimcihii Dalka Kenya.

Madaxweyne Xaaf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay halkaasi si aan Rasmi aheyn ay iskugu arkeen Hogaamiyayaasha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleeyada Dalka, isla markaana ay ku balameen in 10 Bisha October, ay ku kulmaan Magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa tilmaamay ineysan wali jirin wax wadahadal oo dhexmaray Dowlada Federaalka iyo Golaha iskaashiga, walina tabashadoodii aanan xal loo helin.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip