Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

0
Monday October 08, 2018 - 08:43:10 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 914
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8-da bisha Octoober 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8-da bisha Octoober 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ayaa waxa uu yahay Akhrinta koowad Dib u Eegista H/Sharciyeedka Hanti dhowraha.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa xalay loo diray fariimo ku aadan in maanta uu jiro kulanka Golaha Shacabka,kaasi oo Ajendihiisu yahay Akhrinta koowad Dib u Eegista H/Sharciyeedka Hanti dhowraha.

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay aad loo adkeeyay,iyadoona Ciidamada amniga ay xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka.

Ciidamada amniga dowlada Soomaaliya ayaa saakay xiray Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka,iyadoona hadda gudaha Xarunta laga dareemayo qaban qaabada Kulanka maanta ee Golaha Shacabka.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip