Madaxweyne Gaas oo Maanta magacaabay Taliye Ciidan (Digreeto)

0
Sunday October 28, 2018 - 14:58:49 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1000
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Gaas oo Maanta magacaabay Taliye Ciidan (Digreeto)

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr.157 October 28, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Daraawiishta Puntland.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo Khibradiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

Waxaa S/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen loo magacaabay Taliaya Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland.

Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip