Madaxweynaha Soomaaliya oo goordhow ka dhoofay Magaalada Muqdisho

0
Wednesday October 31, 2018 - 09:15:04 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya oo goordhow ka dhoofay Magaalada Muqdisho

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow Garoonka Diyaaradaha Aadn Cadde ee Muqdisho,iyagoo kusii jeeda Koonfurta Suudan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow Garoonka Diyaaradaha Aadn Cadde ee Muqdisho,iyagoo kusii jeeda Koonfurta Suudan.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka kusii sagootiyay Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Kuunfurta Suudaan uu uga qayb galaya Munaasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiskii ay gaareen dhinacyadii isku hayay halkaasi.

Sidoo kale waxaa la filayaa inta Madaxweyne Farmaajo ku sugan Koonfurta Suudan uu kulano kala la qaato madaxda ka qeyb galeysa Munaasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiskii ay gaareen dhinacyadii isku hayay iyo Madax kale.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip