
Hadaba Tacsidaan ayaa waxa si gaar ah loogu Dirayay Maxamed C/llaahi Muxumed (Owfuu) iyo Xaaskiisa Faadumo Xaaji Maxamed Aadan Maxamud (Miig) alaah unaxariistoo oo aabahood Marxuum Xaaji Maxamed Aadan Maxamud (Miig) ku geeryooday magaalada muqdisho iyadoo alle looga bayay in uu ka waraabiyo janadatul Fardowsa Aamin Amiin iyagana samir iyo iimaan eebe haka siiyo
Tacsi tan lamid ah ayaa waxadirayo dhamaan jaaliyada Reer warsheekh ee ku kala nool guud ahaan dunida dacaladeeda iyadoo eebe uga baryeen in uu naxariisti jano ka waraabaiyo Marxuum Xaaji Maxamed Aadan Maxamud (Miig) iyadoo Ilmo Reer Xaaji Maxamed dhamaana Samir iyo Iimaan eebel Eebe looga Tuugay Inaa LIlaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun
Tacsi Tiiraanyo Leh, Maamulka & Shaqaalaha Webka Warsheekh waxey tacsi udirayaan Marxuum Xaaji maxamed aadan maxamud (miig)
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Webka Warsheekh.com waxa tacsi tiiraanyo leh udirayaan alaah unaxariistee geeridi kutimid marxuum Xaaji maxamed aadan maxamud (Miig) Iyadoo ehelada iyo qaraabadi uu ka geeriyoodana alle looga baryay in