waxaa maanta oo taariikhdu tahay 9.8.2008 ku geeriyooday magaalada muqdisho gaar ahaan xaafada xamar weyne.
naaibka caanka ah ee dariqada qaadiriya sh maxamed sh xasan isagoo aadkisa ay ka oo qayb galeen culama udiin fara badan waa la dhaqay waala karfinay salaadii janaasada ayaa lagu duktay waxaana lagu aasay tuulada buulo waxaana tacsi diraaya saaxibul sajaaja dariiqada qaadiriya sh axmed sh aweys sh muxidiin (sh.axmed dheere).
sh weli sh.cabdulqaadir gudoomiyaha dariiqada rufaaciya sh cabduraxmaan sh axmed naaibka dariiqada rufaaciya sh saalim cumar sh weli
xoghaynta dariiqada rufaaciya sh cali cumar abati al faghi
sh cali faqay oo ah dariqada reer sh muxyadiin maclin mukaram iyo culuma,udiin fara badan
waxaa ilaah ugu baryeynaa inuu samir iyo iimaan naga siiyo inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun isagana janadii fardowso allaha ugu deeqo anaganagadaasheed uu naga dhigin kuwii fidnoowa inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun
Cali Abati
Tacsi ku socota naa’ibul Caamka Dariiqatu Qaadiriyah
tacsi tiraanyo leh allaha u naxariisto naaibka caanka ah ee dariiqada qaadiriya oo ku geeriyooday magaaalada muqdisho caasimada soomaaliyainaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun