Baptista oo uduulay Magaalada Roma si uu Qandaraas ula galo Naadiga As Roma

0
Sunday August 10, 2008 - 20:00:10 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baptista oo uduulay Magaalada Roma si uu Qandaraas ula galo Naadiga As Roma

    Tababaraha Naadiga Naadiga As Roma Luciano Spletti ayaa Diirada u saaran la soo wareegitaanka Ciyaaryahan Baptista, wararka ka imaanaayo Magaalada Madrid ayaa sheegaayo in ay Heshiis gaareen Labada Naadi kaas oo dhigaayo in laga bixiyo Ciyaaryahanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Naadiga Naadiga As Roma Luciano Spletti ayaa Diirada u saaran la soo wareegitaanka Ciyaaryahan Baptista, wararka ka imaanaayo Magaalada Madrid ayaa sheegaayo in ay Heshiis gaareen Labada Naadi kaas oo dhigaayo in laga bixiyo Ciyaaryahanka 12 Milyan oo Euro ah.  
Jariidda Sportmediset ayaa Sheegtay in Ciyaaryahanka uu gabi ahaanba ka soo tagay Magaalada Madrid una soo baqoolay Roma si uu udhameestiro Heshiiska.
 
waxaa la rajeynayaa in Ciyaaryahanka uu saxiixo  Heshiis gaarayo 4 Sano kaas oo lagu sheegay inuu qaadan doono 2.5 Sanadkiiba  Maalinta Isniinta ah kadib marka uu maro Tijaabo Caafimaad. 
 
Hassan Omar Osman
xasanjuungal@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip