
0
Waxa Tacsidaan si qaas ah hawada loogu marayaa dhamaan owlaada reer Sheekh c/raxan Ow Cumar Gaar ahaan Aabe Sheekh Abuukar Sheekh Maxamed iyo Xaasaskiisa iyo Dhamaan Ilmo Sheekh Abuukar Sheekh maxamed iyadoo looga tacsiyenaayo Geridi Kutimid Alaah Unaxariistee Hooyo Seynab Cali muuse oo xalay ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe.
Hadaba Tacsidaan ayaa sidoo kale waxa la gaarsiinayaa dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay hooyo seynab cali muuse iyadoo eebena loogu baryay in uu ka waraabiyo janatul fardowsa inta ay ka geeriyoootay samir iyo iimaan.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392168
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84095
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55487
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53999
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44254
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38655
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38189
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1692
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2033
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1801
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1876
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1783
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1848
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2294
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2240
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1990
Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuumad Seynab Cali Muuse
Dhamaan ehelka iyo Qaraabada ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuumad Seynab Cali muuse waxa eebe looga baryayaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo iyadana eebe ka dhigo midi ku hesha qabrigeeda neecaaw qaboow.