Tahniyadan Farxada leh ayaa waxa dirayo asxaabta kala ah .
1. C/raxman Xaaji C/llaahi
2. C/raxman Sh: Cali
3. Axmed Sh: Abuukar Sheekh
4. Cumar Xaji C/raxman
5. C/raxman Sh: Axmed Yare
6. Maxamed Deeq Muuse
Iyo Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyadaan Qiimaha Badan hawada umarinayaan Aabe Xasan Maxamud Xusen ( Xasan Gurey) iyo Hooyo Xabiibo Maxamed Xusen oo Wiil ugu Dhashay Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe, Wiilkaa ayaa loo bixiyay Siid Abuukar waxeyna leeyihiin Siid Abuukar noqo kii Dalkiisa, Dadkiinta iyo Diintiisa Anfaca Aamiin
Tahniyad Tan Lamid ah ayaa waxa Dirayo Dadka kala ah
1. Hooyo Xaliimo Maxamud Xusen (X.Gurey)
2. Hooyo Madiino Maxamud Xusen
3. Hooyo Khadiijo Maxamud Xusen
4. Faadumo Xaaji C/llaahi
5. Maxamed Axmed Muuse
6. C/raxman Xaaji C/llaahi
7. Deeqo Axmed Muuse
8. Sacdiyo Cisman Gacaney
9. C/raxman Xasan Gurey
10. Maxamed Amiin Xasan Gurey
11. Fadumo Xasan Gurey
12. Maxamud Xasan Gurey
13. Axmed Daahir Xasan Gurey
14. Khadiijo Xasan Gurey
15. Aamino Xasan Gurey
16. Xaliimo Xasan Gurey
Dhamaan dadkani waxey Tahniyadaan udirayaan Siid Abuukar Xasan Gurey waxeena leeyhiin Siidow Noqo Kii Dalka iyo Dadka iyo Diintaba Anfa Aamiin Aaamiin
Tahniyad Dhalasho Farxad Leh, Siid Abuukar Xasan Gurey.
Waxa Tahniyad dhalasho oo qiimo badan halkaan looga diraya aabe Xasan Maxamud Xusen (Xasan Gurey) iyo Hooyo Xabiibo Maxamed Xuseen oo Wiil ugu dhashay Degmada Warsheekh ee G/Sh/Dhexe.