Tacsi: Jaamac Axmed Hiraabe iyo Asxaabta hoos kuxusan waxey Tacsi Udirayaan Marxuum Xaaji Xasan Shibis.

0
Sunday September 20, 2009 - 21:37:58 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Jaamac Axmed Hiraabe iyo Asxaabta hoos kuxusan waxey Tacsi Udirayaan Marxuum Xaaji Xasan Shibis.

    Waxa Tacsi Tiiraanyo leh halkaan loo marinayaa alaah unaxariiste Marxuum Xasan Shibis iyadoo eebe looga baryayo danbi dhaaf, Ehelka iyo Qaraabadi uu ka geeriyoodana samir iyo Iimaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Tacsi Tiiraanyo leh halkaan loo marinayaa alaah unaxariiste Marxuum Xasan Shibis iyadoo eebe looga baryayo danbi dhaaf, Ehelka iyo Qaraabadi uu ka geeriyoodana samir iyo Iimaan.

 

Tacsidaan ayaa waxa dirayo dadka hoos ku xusan .

1. Jaamac Axmed Hiraabe
2. Yaxye Axmed Hiraabe
3. Sucaado Axmed Hiraabe
4. Sahro Axmed Hiraabe
5. Xabiibo Axmed Hiraabe
6. dhamaan Ilmo Axmed Hiraabe meel kasta oo ay joogaan waxa tacsi hawada umarinayaan ehelka iyo qaraabadi uu ka geeriyooday alaah unaxariistee Xaaji Xasan Shibis oo ku geeriyooday Dalka Jarmalka iyadoo eebe looga baryay inuu ka waraabiyo janadi fardowso.

Tacsidaan ayaa waxa si gaar ah loogu dirayaa Ilmo Xaaji Xasan Shibis oo ugu horeeyo
1. Cali Xasan Shibis
2. Masar Xasan Shibis
3. Drs Mino Xasan Shibis
4. Aamino Xasan Shibis
5. Qaalid Xasan Shibis
6. Daahir Xasan Shibis
7. C/salaam Xasan Shibis

Innaalilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun .

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip