Tacsi
waxaan tacsi u direynaa anagoo ah reer xaaji Maxamuud Nuur Cosoble(Reer Heesoow)dhamaan qoyskii u qaraabadii uu ka geeriyooday xaaji maxamuud xasan cosoble(xaaji neero) oo ku geeriyooday deg.warsheekh 20.08.09 waxaana si gaar ah ugu direynaa caruurtiisa iyo maamadii uu ka geeriyooday xaajiya Kutubeey Mooge waxaana illahey uga baryeynaa in uu janadii fardowso ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan kasiiyo aamiin aamiin
Tacsi: Marxuum xaaji maxamuud xasan cosoble(xaaji neero)
Tacsi waxaan tacsi u direynaa anagoo ah reer xaaji Maxamuud Nuur Cosoble(Reer Heesoow)dhamaan qoyskii u qaraabadii uu ka geeriyooday xaaji maxamuud xasan cosoble(xaaji neero) oo ku geeriyooday deg.warsheekh 20.08.09 waxaana si gaar ah ugu direynaa c