Aroos la-yaab leh ayaa ka dhacay dalka Koonfur Kuuriya (Daawo Sawirada)....

0
Tuesday October 20, 2009 - 16:17:16 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aroos la-yaab leh ayaa ka dhacay dalka Koonfur Kuuriya (Daawo Sawirada)....

    Arooskaan ayaa wuxuu ka dhacay dalka koonfurta kuuriya, iyadoo ay ka soo qeyb galeyn madax sar-sare, oo uu hormuud ka ahaa madaxweynaha dalkaasi. Arooskaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadweyne aad iyo aad u fura-badan sida aad aragtaanba sawirada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arooskaan ayaa wuxuu ka dhacay dalka koonfurta kuuriya, iyadoo ay ka soo qeyb galeyn madax sar-sare, oo uu hormuud ka ahaa madaxweynaha dalkaasi. Arooskaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadweyne aad iyo aad u fura-badan sida aad aragtaanba sawirada. Saxaafadda caalamka ayaa si’aad ah u hadal heyso, iyadoo ay noqotay dhacdada ugu hadal heynta badan.

 

Sidoo kale arooskaan oo ka dhacay dalkaasi Kuuriya, ayaa waxaa halmar oo qura wada guursaday 20 kun oo Mucaashiqiin ah, iyadoo ay iskugu jireen kuwo u dhashay Koonfurta Kuuriya iyo Australia. Wuxuuna u dhacay sidatan, waxaa isguursaday kuwo u dhashay Kuuriya dhexdooda kuwaasoo in badan xiriir qoto dheer uu ka dhaxeeyey sida ay cadeeyeen ila wareedyo u waramaayey wargeysyada dalkaasi. Kuwa labaad ayaa waxay ahaayeen kuwo u dhashay Kuuriya iyo Australia

kuwaasoo iyana la-sheegay iney ku wada xiriiri jireen, aaladaha internet-yada taasoo keentay iney isguursadaan.


Kuwo saddexaad ayaa iyana waxay ahaayeen kuwo Australia u dhashay, kuwaasoo waalidiintooda ka socday in uu guurkoodu uu ka dhaco dalka Koonfur Kuuriya. Maadaama bay yiraahdeen ay asxaabteenu ku aqal galayaan dalkaasi kuuriya.


Dhanka kale waxaa ka hadlay madax u dhalatay dalkaasi Australia iyagoo sheegay arintaan dhex martay iyaga iyo Kuuriya ay noqoneyso mid wanaagsan
 
Waa markii ugu horeyso oo guur nocaan oo kale ah uu ka dhaco dalkaasi Kuuriyada Koonfureed iyo caalamkaba.


laacib143@hotmail.com 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip