culuma'udiinka ahlusunna ee magaalada addis-ababa oo diraya tacsi tiiraanyo xanbaarsan

0
Saturday October 31, 2009 - 14:09:52 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    culuma'udiinka ahlusunna ee magaalada addis-ababa oo diraya tacsi tiiraanyo xanbaarsan

    Culumaaudiinka ahlusunna waljamaacah ee dalka ethiopia ayaa waxa ay ku dhawaaqeen tacsi tiiraanyo xanbaarsan oo ay u dirayaan Shacabweynaha soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Culumaaudiinka ahlusunna waljamaacah ee dalka ethiopia ayaa waxa ay ku dhawaaqeen tacsi tiiraanyo xanbaarsan oo ay u dirayaan Shacabweynaha soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan .


 
 
            Culumadu wxa aay sheegeen indalka soomaaliya iyo caalamkaba uu ka tagay shiikh macalim nuur maxamed siyaad oo ahaa shiikh weyn  oo umada soomaaliyeed oo dhan ay uwada baahan doonaan kana tiiraayeysanyihiin shiikhoodii caalimka ahaa ee diinta baray iyo shareecada islaamka .
 
            Waxa ay sidoo kale culumadu tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii iyo caruurtii iyo ardaydii iyo waliba macalimiintii uu macalim nuur RC ka tagay , ayagoo eebe uga baryay in naxariistii janaad  ka waraabiyo ayagana samar iyo iimaan alaha ka siiyo .
 
                              AMIIN.......AMIIN.......AMIIN
 
            waxaa tacsida diraya culumada iyo aqoonyahanada ahlusunna ee kala ah  :
 
1. sh. ismaaciil xaashi xuseen
2. sh.shuuriye maxamed salaad
3. Sh. shaafici Macallim cabdilaah
4. Sh. cabaas sh.bashiir xirsi
5. sh.maxamed ow mahad
6. shiikh sayid cali
7. Macalim xasan Isxaaq
8. Mr: Xuseen farax warsame
9. sh. cabdifataax maxamed khaliif
10. sh. caydaruus
11. sh.cabdikariim macalim maxamuud shiikh xasan
12. Dr : Liibaan sh.maxamed wardheere
13. Sh . Maxamed muxumad Yare
14. sh.axmed ceynaanshe
15. Sh . axmed Zeylaci
16. Macalim xasan cabdirashiid
17. sh.maxmed daahir moxummad
18. sh. axmed macalim cabdul
19. SH.siciid maxamed seeraar
20. Macallim cabdiraxmaan guure maxamed (JANOOW )
21. sh. cabdi salaan  adan cabdille
22. sh. maxamed qaasim
23. sh.cabdirishiid macalim xuseen
24. Dr: Axmed Khayr
25. Md : Cabdilaahi warsame  maxamed
 
           Iyo inta aan awoodi waynay in aan ku soo qorno magacyadooda oo aad u tira badan , lana tiiraysan geerida naxdinta leh ee ku timid shiikhoodii , macalimkoodii , waligii ilaahay shiikh macalim nuur maxamed siyaad oo ku geriooday magaalada  Nairobi ee dalka kenya , waxayna culumadatani si gaar ah tacsida ugu dirayaan Shiikh cabdi qaadir macalim nuur iyo dhamaan ilmaha macalimka uu dhalay .
 
                    INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
 
W/Q : Wariye Axmed khadar
Email:axmedmbc@hotmail.com ama axmedmbc@yahoo.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip