
0
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha webka warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan alaah unaxariistee marxuumad Aamino sahro sheekh maxamud oo ku geeriyooday Magaalada muqdisho.
Geerida naxtina leh ee kutimid Marxuumada ayaa waxa si gaar ah loogu dirayaa Hooyo Xakimo Shini iyo C/raxman Sheekh Maxamud, Maxamed Sheekh Xasan yare iyo dhamaan iLmo Sheekh maxamud iyo Ilmo Sheekh Xasan Yare Sheekh maxamud meel walba ee joogaan iyadoo marxuumada eebe looga baryay in uu janadii ka waraabiyo
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392117
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84059
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67905
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55450
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53958
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50317
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44218
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43571
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38567
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38146
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1632
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2154
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1963
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1746
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1793
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1722
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1784
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2225
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2161
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1901
Tacsi: Aamino Sahro Sheekh Maxamud oo Kugeeriyooday maalinimadi Shalay Muqdisho
Waxa halkaan looga tacsiyeenaa dhamaan ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuumad Aamino Sahro sheekh maxamud oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho.