Dowlada Ithiopia maxey ka tiri Qaraxyadi Shalay ka dhacay Muqdisho

0
Friday December 04, 2009 - 15:53:35 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Ithiopia maxey ka tiri Qaraxyadi Shalay ka dhacay Muqdisho

    War kasoo wasaaradd arrimaha dibadda dalka Ethiopia ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Adds-ababa ka xuntahay qaraxii qasaaraha badan geystay ee kadhacay Hotelka Shamo islamarkaana lala eegtay xilli ay socotay xaflad ay shahaadooyin ku qaadanayeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War kasoo wasaaradd arrimaha dibadda dalka Ethiopia ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Adds-ababa ka xuntahay qaraxii qasaaraha badan geystay ee kadhacay Hotelka Shamo islamarkaana lala eegtay xilli ay socotay xaflad ay shahaadooyin ku qaadanayeen ardey wax ka baratay Jamaacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho qeybteeda caafimaadka.

  
Warkan oo ay qortay wakalada wararka dalka Ethiopia ee ENA ayaa waxay wasaaradd arrimaha dibaddu ay sheegtay inay tacsi u direyso dawlada KMGS iyo ehelada dadka ku geeriyooday qaraxaasi.
 
Ugu dambeyntii dawlada Ethiopia waxay sheegtay in qaraxaasi uu qeyb kayahay wax ay ugu yeertay falal ay kooxo argaxiso ah ka geystaan gudaha dalka Somalia, waxayna intaa ku dartay in qaraxaasi uusan hakad galin doonin taageerada beesha caalamku u heyso dawlada Somalia.
 
Ururka Midawga Africa, urur goboleedka IGAD Qaramada Midoobay,Ururka Midawga Europe iyo wadamada qaarkod ayaa cambaareeyay qaraaasi ay dadka badani ku waxyeeloobeen.
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip