Dagaal Qaraar oo Caawa ka qarxay Fariisinka Ciidamada Burunti ee Kuliyada Jaale Siyaad

0
Sunday December 13, 2009 - 21:49:47 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Qaraar oo Caawa ka qarxay Fariisinka Ciidamada Burunti ee Kuliyada Jaale Siyaad

    Dagaal qaraar oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala gedisan ayaa caawa waxa uu ka qarxay kuliyada jaale siyaad oo fariisin u ah ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee Amisom

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal qaraar oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala gedisan ayaa caawa waxa uu ka qarxay kuliyada jaale siyaad oo fariisin u ah ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee Amisom

Dagaalkani oo ahaa mid aad uculus ayaa daryanka madaafiicda waxa laga maqyaya qeybo badan oo katirsan xaafadaha magaalada muqdisho iyadoo labada dhinacba si arxan daro ah ooda uga qaadeen wax allla iyo wixi ay heli kareen.

Waxa aad u adag in xog balaaran laga helo qasaaraha dagaalka iyo dhinacyada oo quseeyo basle su'aasha aan meesha ku jirn ayaa ah cida weerarka soo qaaday taa oo dadka muqdisho yaqaanaan oraahda ah meelaha banaan buuxi.

balse waxa adag in la ogaado tirakoobka qasaaraha shacabka soo gaaray bacdamaa ay tahay xili gabalka dhacay oo aan la dhaq dhaqaaqi karin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip