Geeridu Waa xaq Waxa magaalada Muqdisho ku geeriyooday habeenimadi Xalay Xaaji Shariif Cali Xaaji Maxamud hadaafow kadib xanuun indhawaalaba hayay ayuu marxuumka ugeeriyooday waxana geerida marxuumka la ogeysiinaa ehaladiisa meel kasta oo ay kala joogaan.
Hadab tacsida marxuumka ayaa waxa halkaan ka diraya Maamulka iyo shaqaalaha shabakada warsheekh iyagoo marxuumka eebe uga baryay in uu janadi ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Sidoo kale waxa tacsi lamid ah tani shabakada warsheekh soo gaarsiiyay Culuma'udiinka Reer Warsheekh iyo shacbi weynaha reer warsheekh yar iyo weyn iyagoo Marxuumka eebe uga baryay in uu ka waraabiyo janatu fardowsa ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan in uu eebe ka siiyo
inaa lillah wa inaa ilehi rajicuuc
ma dhinte waa illahey
tacsi tiiraanyo leh waxa halkan ka diraayo
jaliyada reer warsheekh ee wadanka
south africa geeridii ku timiday
aaba xaaji shariif cali xaaji maxamud
oo ku geeriyoday magalada muqdisho
ee casimada somaliya
dhaman waxa halkan looga tacsiyenaya
ehelka iyo qaraabada oo ka tagay samir iyo iiman illah ka siiyo isaga janadul firdoos ka warabiyo
aaamiiiin aaaaaaaaaamiiiiiiiin
aaaaaaaamiiiin
waxaan tacsi udirayaa dhamaan reer maxamuud hadaafow gaar ahaan walaasheey amina yusuf iyo caruurteeda
iyo abdiraxmaan maxamuud hadaafow iyo daa uud maxamuud hadaafow iyo ciise maxamuud hadaafow iyo amina maxamuud hadaafow
dhamana waxaan uga tacsiyeeynayaa geeridii ku timit xaji shrif maxamud hadafow waxaana eebe uga baryayaa janadul fardowsa
mamulka shabakata warshiiq waxaan idinka cot sanaa inaat iga gud bisaan tacsiyadaan haduu ale yiraa oo aat awoodaan
waxaana tiraayo waa cabdullahi shaib salamu caleykum
Aamiin Aamiin , Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun
Tacsi: Inaa lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun Marxuum Xaaji Shariif Cali .
Geeridu Waa xaq Waxa magaalada Muqdisho ku geeriyooday habeenimadi Xalay Xaaji Shariif Cali Xaaji Maxamud hadaafow kadib xanuun indhawaalaba hayay ayuu marxuumka ugeeriyooday waxana geerida marxuumka la ogeysiinaa ehaladiisa meel kasta oo ay kala joo