
0
Maamulka, Shaqaalha iyo aqrsitayaasha shabakada warsheekh waxa tacsi halkaan uga dirayaan marxuum Muxyidiin Cisman Tooxow oo ku geeriyooday muqdisho waxa eebe uga baryeen in uu ka waraabiyo janatu fardowsa ehelaka iyo qaraabadi oo ka geeriyoodana samir iyo iimaan in uu eebe ka siiyo aamin.
sidoo kale waxa tacsi udirayo marxuumka Culuma'udiinka reer warsheekh oo ehelada marxuumka eebe uga baryay in ay samir iyo iimaan eebe arsuqo marxuumkana ka waraabiyo janatu fardowso.
Geeridu waa xaq, waana shey naf walba dhadhamin doonto .
Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392117
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84059
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67905
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55450
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53958
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50317
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44218
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43571
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38567
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38146
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1632
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2154
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1963
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1746
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1793
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1722
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1784
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2225
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2161
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1901
Tacsi Marxuum Muxyidiin Cisman Tooxow oo ku geeriyooday Muqdisho
Alaah unaxariiste waxa habeenimadi xalay ku geeriyooday magaalada muqdisho marxuum Muxyidiin Cisman Tooxow iyadoo geerida ku timid marxuumka looga tacsiyeenayo ehelka iyo qaraabada marxuumka.