dawladda ergo lasoo abaabuleey
ujeedadiinu xeey eheed
Ergo shacab= umaddi yaa idlaatayoo
ergaan ka nahay amisom
dowladda= ergaad katahay amisom
eednuu maheeysid alshabaab
Ergo shacab= ma eyrtifeeyfka amisom
aa lala aamusnaa karnaa
dowladda= ummad ma leeyso amisom
ka, aalla aflagaadaaan
Ergo shacab= oday maquustahaan ogaay
adkasii, arxan darantihiin
dowladda= ushaan la dhoco alshabaab
ummaddu waala abyammee
Ergo shacab= minaadku aaddo alshabaab
intaan kuma ekaanleheeyn
dowladda= adduunyadaa i ayidoo
ma,ihi sida alshabaab
Ergo shacab= sidaan arkeeyno alshabaab
waa kaa awood badanyihiin
dowadda= afar afar unuunka gooy
maad alshabaab ku ayiddeen
Ergo shacab= ma aha uun xalaal ahoo
ayidi maayo alshabaab
dowladda= anigu weeydin ogohoo
waa ilmihiini alshabaab
Ergo shacab= eed, heeyga saarin alshabaab
alqaacidaa abaabushee
dowladda= idinka iyo alshabaab
alqaaciddaad erguu tihiin
Ergo shacab= adigaa soo ababiyee
alqaaciddo miyaad eheed
dowladda= arrimahaan ku oofsadee
isu ujeeddo maan eheeyn
Ergo shacab= (dowladdu) afti kuma imaanoo
inix madheerid alshabaab
dowladda= nin u adeega alshabaab
erayadiisa waa aqaan
Ergo shacab= umma adeego alshabaab
idinmana kala aqaan
dowlada= anagu ilbaxaan nohoo
ma ihin sida alshabaab
ergo shacab= minaad umad rasuul tihiin
igala aalla eyrtifeyf
dowladda= ummad ma aha alshabaab
ahlusunnaasa uun kalaa
Ergo shacab= itixaad adoo ahaay
ahlusunna uun ku sheeg
dowladda= anigu waala aamusee
waa itixaad miyaan iraa
Ergo shacab= umaddu waaku ogtohoo
Aabbaad u tahay alshabaab
dowladda= inta ka aasho alshabaab
ahlusunna ka keen akhbaar
Ergo shacab= anigu waaku ogohoo
ahlusunna ma aamintiin
dowladda= aamin male ahlusunnoo
abeeso waaye ur ursoo
Ergo shacab= ilaahna waa idin arkaa
iyana weeydin ogyihiin
dowladda= maanka adkaado alshabaab
ahlusunna wax waa arkee
Ergo shacab= ahlusunna ya alshabaab
ya adigu abrisaa tihiin
(CALI XARAARE)
Shaaciye: shiribkaan waxaa la dhahaa kaan colka nahay kaan saaxiibka nahaybaa iiga daran
waxaa shiribka todobaadkaan isweeydaarsaday shacabka reer muqdisho iyo dawladda kmg shacabku wexeeyku doodaayaan waar madaafiicdaan inta nagadeeysaan haddii aad rag iska celineeysaan waxaad timaadaan goobta dagaalka iyo safka hore shacabki waxaa