Yaa heesta Deegaanada Wabxo iyo Warxowlo ???

0
Thursday January 14, 2010 - 19:24:29 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa heesta Deegaanada Wabxo iyo Warxowlo ???

    Culuma’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa shalay la wareegay guud ahaanba degaanada Wabxo iyo Warxoolo oo u dhow degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Culuma’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa shalay la wareegay guud ahaanba degaanada Wabxo iyo Warxoolo oo u dhow degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Afhayeenka Ahlu Sunna Waljameeca ee gobolada dhexe Sheekh C/llaahi Sh. C/raxmaan Abuu Yuusuf Al-Qaadi ayaa Saxaafadda u caddeeyay in degaanadaasi ay la wareegeen gelinkii dambe ee shalay, wuxuuna afhayeenku sheegay inay sidoo kale Al-Shabaab ka qabsadeen hub iyo gaadiid fara badan.

Isagoo ka hadlayay qasaaraha ka soo gaaray dagaaladaasi ayuu sheegay Sheekh C/llaahi Yuusuf caddeeyay inay halkaasi ka soo gaareen dhimasho iyo dhaawac, inkasta oo uu sheegay wax uu ugu yeeray khawaarijta cidii ay disho inay janno galeyso, sida uu horay u sheegay Nabi Muxamed CSW.

Afhayeenka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh C/llaahi Sh. C/raxmaan waxaa kale oo uu sheegay in sidoo kale Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam ay jab ugu geysteen magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan, isagoona u mahad celiyay dadka degaanka sida ay uga hortageen cadowga xooga ku qabsaday

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip