
Dhamaan jaliyadda reer warsheekh ee dibada ku nool waxey hanbalyo iyo tahniyad u dirayaa webmasterka shabakada warsheekh Abdirahman sheikh abdulahi iyo Sahra jimcale mohamed oo wiil ugu dhashay degmada Warsheekh .
Hanbalyadaan waxaa Si gaar ah u diraaya dadka kala ah .
1.Batuulo Macalin Daa,uud,
2.Casha Sheikh Ahmed Yare
3 Sacdiyo Macalin Da'ud
3. Fadumo Sh. Ahmed Yare,
4 . Fadumo Abdulahi Sheekh,
5 Fadumo Macalim Da,uud,
6 Foos Daa,uud Mahamud,
7 Fadumo Haji Ahmed,
8. Xaliimo Muxumed Nuur
9 Abdirahman Macalin Daa,uud,
10. Mohamed Daa,uud Kuwataro,
11 .Saalis Ahmed Yare,
12.Abdirahman Abdulahi Sheekh Qasim,
13.Ahmed Moahmed Mahamud(Ahmed warsheekh)
14.Abdirahman Haji Ahmed
15) Cumar C/raxman Maxamud
16) Maxamud Xuseen Macalin
17.Aweis Siid Mahamud
18) C/laahi C/raxman maxamud (Nuune)
iyo dhaman Asaxaab badan oonan halkaan lagu soo koobi karin ,
waxay tahniyadaan farxada leh hawada umarinayaan C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed Oo taariikhda Markey eheed 21/01/2010 wiil ugu dhashay Degmada Warsheekh wiilkaas ayaa loo bixiyay Siid Cumar Bin C/raxman, waxa ayna leeyihiin dadkani, "Noqo siidow kii dadkiisa, Dalkiisa iyo Diintiisa Anfaca", Aamiin Amiin Amiin.
Jaaliyada Reer Warsheekh Ee Yurub & Ausralia oo hambalayo Udireeso Webmasterka Websitka Warsheekh