Dhamaan Ilmo Maxamud Faras oo kala ah
Max,ed Max,uud Faras & Xaaskiisa Farxiyo Max’ud Xasan
Xuseen Max,uud Faras & xaaskiisa fartuun dhicisow
Saalax Max,uud Faras & xaaskiisa iqra axmed
Cabdi raxmaan Max,uud Faras & xaaskiisa bishaaro Cade
abshir Max,uud Faras & xaaskiisa faxdi max,ed
Cabdulaahi max,uud faras (Burdheere)
Aadan Max,uud Faras
Liibaan Maxamud Faras (Hayeena)
Maryan Max,uud Faras & caruurteeda
Farxiyo Max,uud Faras & caruurteeda
Nafiso Max,uud Faras & caruurteeda
Raaxo Max,uud Faras & caruurteeda
Xamdi Max,uud Faras & caruurteeda
Dhamaan ilma Max,uud Faras dunida meel kasto oo ay ka joogaan waxa tahniyad kal iyo laab ah udirayaan Tifaftiraha Shabakada Warsheekh C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed Oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Xeebta ah ee Warsheekh wiilkaas oo loo bixiyay Siid Cumar waxa aynu leenahay Siid Cumarow Noqo Kii Dalkiisa, Dadkiisa, Diintiisa Anfaca.
DAACADOW INA WALAAL WAAN KULA DAR DAARMAYAA DEGMADII WARSHEEKH IYO DALKA NABAD KU SII JOOG LAMADII DAGAASHANA DEB DHAXDOODA HA SHIDIN INAA DEMISO MOOYEE DAACADOW INA WALAAL KU DADAAL DIINTAYNA SUUBAN DALKAAGA IYO DADKAAGABA (waan kuu wada docaynayee diinta islaamka ku dadaal)
By Xuseen Maxamud Faras
Ilmo Maxamud Faras oo Tahniyad Dhalasho udirayaan Tifaftiraha Shabakada Warsheekh