Alshabaab oo Dadka Reer Baardheere Fartay in aysan Garka Xiirin

0
Wednesday February 17, 2010 - 14:47:06 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alshabaab oo Dadka Reer Baardheere Fartay in aysan Garka Xiirin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

 Wararka ka imaanaya Magaalada Baardheere ee Gobolka Geddo ayaa soo saaray amar lagu mamnuucaayo ragga gararka Xiirta iyo kuwa Saraawiisha ay u dheer yihiin.
 
Qoraal Wareegto ah oo ka soo baxday Maamulka Al-Shabaab Degmada Baardheere ayaa waxaa lagu mamnuucay in ragga ay gararka Xiirtaan iyo in ay saraawiisha u dheeraadaan.
 
Wareegtadaan  ayaa waxaa lagu faray dhalinyarada in ay gararka daayaan, iyadoo Odayaasha lagu amray in aanay xiirin garkooda,  waxaana sidoo kale la amray in dhammaan ragga ay saraawiisha gaabsadaan.
 
Xafiiska Maamulka Alshabaab Baardheere ayay wareegtadaan ka soo baxday, iyadoo arrintaan ay imaanayso  xilli horay amarro kala duwan ay u soo saareen wallow haatan ay ragga si gaar ah u amreen in gararka ay daystaan.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip