Qaban qaabo ku wajan Bisha Mowliid oo si weyn uga soconeysa Dalalka Qaarada Yurub....

0
Thursday February 18, 2010 - 23:55:10 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaban qaabo ku wajan Bisha Mowliid oo si weyn uga soconeysa Dalalka Qaarada Yurub....

    Ayadoo lagu guda jiro bishii barakeysneyd ee mowliidka ayaa waxaa socdah qaban qabooyin fara badan oo ka kala socda daafaha iyo dacalada aduunka kasoo lagu diyar garoobaayo sameynta xaflado lagu wey neynaayo dhalashada nabiyulaahi Mohamed (SCW

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ayadoo lagu guda jiro bishii barakeysneyd ee mowliidka ayaa waxaa socdah qaban qabooyin fara badan oo ka kala socda daafaha iyo dacalada aduunka kasoo lagu diyar garoobaayo sameynta xaflado lagu wey neynaayo dhalashada nabiyulaahi Mohamed (SCW ).


 
Bishaan waa bil ku weyn dhamaan muslilimta melkasta iyo xilikastoo ay joogan waayo waa malntii ifka la keenay  Kheyru khalqilahi mohamed (CSW).
 
Melaha laga dareemaayo qaban qabooyinka  lagu weyneynaayo xaflada dhalashada xabiibka waxaa kamid ah wadamada rer yuurb   oo aay ku nool yihin bulshoo yin kala duwan oo uu ka dhaxeeyo  jacaylka xabiibka csw .
 
Waxaa la rajeynayaah   in lagu kala qabto   xaflado waa weeyn   Magalo madaxda wadanka swedhan Ee Sweden iyo magalo madaxda labad Ee isla wadana ka Stochlom Ee Gothenburg .
 
Waxaa  kalo ay ka dhacayan  xafladan oo kale    Wadaanka  UK ,Filand , Danmark ,  Norwey ,  iyo waliba Holland. oo kawada tirsan wadamadaan rer yurub .

Waxaa la rajeynayah  in dhaman culuma udinka ahlusunna  oo dhan ay kawad qeybgalaan xafladahaas lagu  kala qabanayo wadamadan ayadoo midba mar latagi doono laguna soo weyneyn doono   maalinki  ilahay nagu maneystey dhalshada rasulkena suuban (CSW )
 
 
Wu balan qadeynaah  dhaman   asxaabta jecel      xafladaha lagu weyneynaayo dhalashada xabiibka in  aan  u soo tabino hababa meshi ay ka dhacdo xafladahan oo kale  qasatan wadamadan   yurub ee  an  soo  shegnay .

Wirtten by  abass  Mohamed Sheikh yusuf
E-mail :
cabaaswadani@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip