INAA LILAAHI WAA INAA ILEYLI RAJUCUUN‏, marxuun Eng. Cabdulqadir Jimcaale Cosoble

0
Wednesday February 24, 2010 - 10:01:59 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    INAA LILAAHI WAA INAA ILEYLI RAJUCUUN‏, marxuun Eng. Cabdulqadir Jimcaale Cosoble

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Soomaliyeed ee magaalada Rocherster Minnesota, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Nabad-doon Xaaji Xuseen Jimcaale Cosoble ( Jimcaale Cadde) oo walalkiis Allaha u naxariistee marxuun Eng. Cabdulqadir Jimcaale Cosoble uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho  ee Somaliya taariikhdu markey aheyd 22/02/10.
 
Jaaliyadu waxay Ilahay uga baryaysaa  inuu marxunka ka waraabiyo jannadul fardowsa, dhammaan qaraabadiisii, eheladiisii iyo asxaabtiisiina ka siiyo samir iyo iiman. Aamiin, Aamin Aamiin.
 
Waxaa Tacsi gaar ah diraaya dadka kala ah:-
 
 1. Mohamed H. Saleh
 2. Ahmednor Elmi Rubac
 3. Sheikh Hilowle
 4. Ahmed Askari
 5. Shamso Hussein Kulmie
 6. Abdinestah Mohamed Sheikh
 7. Wariye Mukhtar Ahmed ( Katiitow)
 8. Abdullahi Kirbaag
 9. Macallim Ahmed Halane
10. Adeer Hassan Omar
11. Dahir Siyad Daamey
12. Sakiriya Cabdullahi Gacal
13. Omar Sheikh Ali
14. Islaw Ahmed Islaw
15. Osman M. Sheikh
16. Sheikh Hassan Ali Alasow
17. Sheikh Mohamoud Sh. Abdi
18. Sheikh Ali Hussein
19. Ahmed Mohamed Farah ( A. Shutul)
20. Abdulle Hassan Nurrow
21. A/qadir Omar Ahmed
22. Mohamed Hassan ( Gacamey)
23. Abdullhi Haji Mohamed
24. Ali Baraf
25. A/llhi Hassan Macow ( Shido)
26. Daud Hassan Ali
27. A/llahi Haji Omar
28. Xaaji Carey
29. Xaaji Hasssan Nurrow
30. A/llahi Muhudiin
 
 
Mohamed H. Saleh
MHSaleh7@yahoo.com
Rochester, MN

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip