Xoghaya jaamaca Carabta iyo Sheekh Shariif oo Landon ku kulmay

0
Sunday March 14, 2010 - 01:13:28 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghaya jaamaca Carabta iyo Sheekh Shariif oo Landon ku kulmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan gaar ah oo ay wada yeesheen madaxweynaha dawlada Dawlada KMGS Shariif Sh, Axmed iyo xog’haya guud ee ururka Jaamacadda Carabta Ikmaalu Diin Ixsaan Qullu ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada London waxaana ay ka wadahadleen arrimihii ugu dambeeyeen siyaasadda,amaanka iyo arrimaha bini’aadanimada Somalia ka jirta.
 
Warku waxaa uu intaa ku darayaa in madaxweynaha dawlada KMGS Sh, Sh, Shariif Sh, Axmed uu ka codsaday xog’haya guud ee ururka Jaamacadda carabta in Jaamacadda Carabtu ay taageerto hanaanka ay ku shaqeyso dawlada uu Sh, Shariif Madaxweynaha ka yahay.
 
Ikmaalludiin IxsaanQullu xog’haya guud ee ururka Jaamacadda Carabta waxaa uu sheegay in ururkiisu uu taageersanyahay dawlada KMGS waxana uu intaa ku daray inay kala shaqeyn doonaan dawlada KMGS sidii dalka Somalia nabad loogu soo dabali lahaa.
 
Kulankaan gaar ah ee ay wada yeesheen madaxweynaha dawlada KMGS iyo xog’hayaha guud ee Jaamacadda Carabta ayaa waxaa uu imaanayaa xilli dhawaan Somalia ay la wareegtay gudoonka ururka Jaamacadda Carabta.
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip