Tacsi ku socota Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto) oo Hooyadeed ku geeriyootay Muqdisho

0
Tuesday April 27, 2010 - 11:54:31 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi ku socota Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto) oo Hooyadeed ku geeriyootay Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

      Tacsi Tiiraanyo leh
Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh,
Wakiilka Website-ka Somaliweyn ee Muqdisho Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe, Wakiilka webiste-ka allburtinle.com ee Muqdisho C/fitaax Maxamed Salaad (Diyeeshe), Wakiilka webiste-ka Somalisan ee Muqdisho Muuse Jiisow, Wakiilka website-ka puntland post ee Muqdisho Maxamed Xuseen Jantiile, Wakiilka website-ka Rondoon ee Muqdisho Jabriil Maxamuud Nuur Jabra, Wakiilka webiste-ka calayaale ee Muqdisho Maxamuud Xasan Cumar, Wariyaha Wargeyska Xog-ogaal Ismaaciil iyo wariyayaal kale oo aad u badan waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto) iyagoo uga tacsiyeynaya Geeridii ku timid Hooyadeed Marxuumad Faadumo Maxamed Macow oo dhawaan ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Waxay Alle uga baryayaan inuu Janadiisa Fardowsa ka waraabsho ehelkii iyo qoyskii ay ka dhimatayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin INAA LI LAQAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip