Reer Maxamed Kirish oo Tacsi udirayo Qoyski oo ka geeriyooday Coll: C/llaahi Yuusuf Hadafow

0
Saturday May 01, 2010 - 16:52:48 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer Maxamed Kirish oo Tacsi udirayo Qoyski oo ka geeriyooday Coll: C/llaahi Yuusuf Hadafow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkaan tacsi uga marinaynaa  caruurta, xaaska, walaalaha, iyo dhamaan qaraabada uu ka baxay Marxuum  Coll. Cabdulaalhi Yusuf Hadafow
Waxaa tacsida diraya dadka kala ah.


Dhamaan Reer Maxed Kariish
Aweys Maxed Kariish & Xaaskisa Deqa Maxed Yusuf
Siid Cali Macalin Serjito
Farax Cumar Noor
Maxed Omar Noor (Maxed Yaroow)
Cali Cisman Calasoow (Gashaanyare)
C/qadir Cisman Calasoow (Gashaanyare)
Coll. C/laahi Cali Hurdaye (Coll. Ciro)
Maxed Salim Ali (Salim carab)
Muxudiin Kulmiye Cadoow
Noor Weyne
C/raxman Xaji C/laahi
Muxudiin Abukar Abati
Maxed Hassan Gacmadhere
Maxed Ali Elaay
Abukar C/le Sheekh (Ukey)
 
Dhamaan dhalinyarada Yar & Weyn ee Reer Suuq Bacaad
Waxaan leenahay  dhamaan Reer Yuusuf Hadaafoow ilaahey samir haydinka siiyo,
ma dhinte waa ilaaheey asagana ilaahey janatul fardowsa ha geeyo,
 
AAMIIN   AMIIN   AMIIN
 
INAALILAAHI WA INAA ILEHI RAAJICUUNA

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip