TACSI Alaha unaxariistee Muftigii weynaa Marxuun Sheekh Xaamud Sh. Maxamuud Sh. Axmed ( Siyaar)

0
Saturday September 13, 2008 - 12:50:45 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI Alaha unaxariistee Muftigii weynaa Marxuun Sheekh Xaamud Sh. Maxamuud Sh. Axmed ( Siyaar)

    Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa'udiinka ahlu sunah waljameeco, qaraabaddii , eheladdii, qoysaskii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa'udiinka ahlu sunah waljameeco, qaraabaddii , eheladdii, qoysaskii iyo mashaayiikhda caanka ah ee Soomaliyeed, geeriddii ku timid Alaha unaxariistee Muftigii weynaa Marxuun Sheekh Xaamud Sh.
Maxamuud Sh. Axmed ( Siyaar) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdishu taariikhdu markay aheyd September 12, 2008 isla maalin-taasna lagu aasay xurun Diimeedka Buulo Jameeco oo ka tirsan gobalka Shabeelaha Dhexe ee Jowhar.
 
Waxaa Tacsi gaar ah diraaya dadka  magacyadoodu hoos ku tixan yihiin oo kala ah.
 
 1. Prof. Noor Ali Ga'al
 2. Islaw Ahmed Islaw
 3. Sheikh Ali Hussein (Jaras)
 4. Sheikh Hassan Ali Alassow
 5. Sheikh Mouse
 6. Sheikh Ali Hilowle
 7. Sheikh Maxamuud ( Jaysaan)
 8. Reer Sheikh Axmed ( Roorrow)
 9. Macallim Maxumad (Faraweyne)
10. Macallim Maxamed
11. Macallim Axmed  Hassan Moh'ed
12. Macallim Ciise
13. Macallim Cabdiraxmaan
14. Macallim Siyaad Looxos
15. Macallim Hassan Looxos
16. Osman Mohamed Sheikh
17. Garaad Haamud Jama
18. Abdulle Hassan Nuurow
19. Ahmed Mohamed ( Shutul)
20. Abdinoor Mohamed Abdulle
21. Haji Mohamoud Ayrish
22. Abdullah Ali Alassow ( Bagaxey)
23. Sharif Hiad (RSTV)
24. Abdisalad M. Afrah ( Kulan TV)
25. Wariye Mukhtar Ahmed Katiitow
26. Wariye Abdifatah Mohamed Abdi
27. Wariye Mohamed Duale ( Guduudow)
28. Eng. Abdulqadir Omar Ahmed ( Shig Shigow)
29. Eng. Abdirahim
30. Ahmed-noor Elmi ( Rubac)
31. Salah Mohamed
32. Daahir Siyaad Mohamed ( Daamey)
33. Abdullahi Haji Mohamed
34. Abdullah  Haji Omar
35. Muhudin Hassan Jimale
36. Shido Hassan Jiis
37. Haji Abdisalaan Jama
38. Mohamed Omar Ali ( Qoorey)
39. Mohamed Omar Karani
40. Shamso Caweyd Yuusuf
41. Seynab Ugas
42. Dahabo Hadaafow
43. Madina Carey Hadaafow
44. Luul Hilowle
45. Ali Moallim Mouse
46. Muudey Mohamoud
47. Haji Hussein Ahmed Adle
48. Haji Cabdi Muuse Maaxaay
49. Hajio Faaduma M. Sheekh
50.  Hajio Dahabo Sh. Abdi
51.  Hajio Caasha Abdullahi Tohow
52.  Shukri Tohow Mohamed
53. Reer Muuna Halal
54. Hussein Jamleyste
55. Ahmed Dhac Dhacow
56. Reer Haji Mohamoud Ghedi
57. iyo Dhammaan Shaqaalaha (RSTV)
 
 
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle.
Jowhar53@hotmail.
Rochester, Mn.
 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip