Dhambaalada Aqristayaasha ee Tacsidii Sheekh Xaamud Sheekh Axmed SIyaar

0
Monday September 15, 2008 - 14:03:27 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhambaalada Aqristayaasha ee Tacsidii Sheekh Xaamud Sheekh Axmed SIyaar

    INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Bologna ee dalka Talyaaniga, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa'udiinka ahlu sunah waljameec

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Bologna ee dalka Talyaaniga, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa'udiinka ahlu sunah waljameeco, qaraabaddii , eheladdii, qoysaskii iyo mashaayikhda caanka ah ee Soomaliyeed, geeriddii ku timid Alaha u naxariistee Muftigii weynaa ee diinta islaamka Marxuun Sheekh Xaamud Sh. Max'ud Sh. Axmed ( Siyaar)


INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN  Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Bologna ee dalka Talyaaniga, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa'udiinka ahlu sunah waljameeco, qaraabaddii , eheladdii, qoysaskii iyo mashaayikhda caanka ah ee Soomaliyeed, geeriddii ku timid Alaha u naxariistee Muftigii weynaa ee diinta islaamka Marxuun Sheekh Xaamud Sh.  Max'ud Sh. Axmed ( Siyaar) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdishu taariikhdu markay aheyd September 12, 2008 isla maalin-taasna lagu aasay xurun Diimeedka Buulo Jameeco oo ka tirsan gobalka Shabeelaha Dhexe ee Jowhar.
 
Waxaa Tacsida diraaya dadka magacyadoodu hoos ku tixan yihiin oo kala ah.

1-Maxamed Xaaji Yaasiin
2-Abuukar Caddaan (Geesaweyne)
3-C/rashiid Xuseen Gabayre
4-Xaawo Cali Abtiudoon
5-Seynab Xaaji Yaasin
6-Shamsa Xaaji Yaasiin
7-C/llaahi Shidane Abtidoon
8-C/qadir Gacayte
9-Carab
10-C/llahi Aayatullaahi
11-Xaawa Cali Gaab
12-Qataatow
13-Maxamed Xasan Maxamed
14-Hindiya Wardheere
15-Istar Tuuryare
16-Habaryar Xakiim
17-Siciido Dheer
18-Cabdi Yare
iyo dhamaan jaaliyadda ku nool dalka Talyaaniga magaalada bologna allaha u naxariisto caalimka weyn ee geeriyooday ilaaheyna waxaan uga baryaynaa in uu mazil uga dhigo jannadiisa
firdowsaa alaha galiyo aamiin aamiin


Tacsi:

waxaan tacsi tiiraanayo leh udirayaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Shiikh Xaamud Shiikh Ahmed Siyaar. waxaan ugu ducaynayaa janatul fardawsa.
waxaan si gaar ah tacsiyeynayaa saaxiibkay Abdul-Aziz Shiikh Ahmed Siyaar oo iigu danbeysey aragiisa 1988 isaga oo ka shaqeeya Bank-ka lacagta qalaad , ma garanayo halka uu ku sugan yahay iyo waxa uu ku sugan yahay nolol iyo geeri.

Abdulghani Ali Ahmed hanaf
Switterland
Genčve
0041 22 785 48 33

 

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip