Tacsi : Marxuum Macalin C/kariin Sheekh Ibraahim yare oo ku geeriyoday Muqdisho

0
Saturday May 22, 2010 - 15:09:38 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi : Marxuum Macalin C/kariin Sheekh Ibraahim yare oo ku geeriyoday Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Tacsi Tiiraanyo leh Hawada loo marinayaa Dhamaan Ehelka iyo Axbaabti oo ka geeriyooday Alaah Unaxariistee Macalin Cabdikariin Sheekh Ibraahim Yare oo ku geriyooday Magaalada Muqdisho iyadoo marxuumka eebe looga baryay in uu Janada ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadina samir iyo iimaan,
Inaa lilaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun

Hadaba Tacsida Marxuumka ayaa waxa dirayo Dadka Hoos ku xusan

1. Sheekh Cali Xuseen Cabdule            (Cali Wadaad)
2. Sheekh Mursal Ibraahim Aybakar
3. Yuusuf Ibraahim Calasow
4. Xasan Ibraahim Calasow                   (Filfil)
5. Cabdirisaaq Axmed Cumar
6. Saciid Axmed Cumar
7. Xaamud Cali Cumar
8. Cali Xuseen Cali
9. Cabduqaadir Cabdi Afrax
10. Abuukar Cabdi Afrax
11. Cisman Cabdi Afrax
12. C/wahab Cabdi Afrax
13. C/qaadir Bare
14. Mahad Xasan Hilowle
15. C/raxman Sheekh Xusen Gacal             (Gafow)
16.  Max’ed Axmed Mux’ed Sh: Abukar
17.  Yaasiin Axmed Mux’ed Sh: Abukar
18. Saciid Muxmed Sheekh Cali
19. Muqtaar Cali Mux’ed Sh: Cali
20. Yoonis Mux’ed Sh: Abuukar
21.  Cabdi Muuse Cali Kulmiye
22. ibraahim Maxamed Sheekhow
23. C/raxman Hurdaaye
24. iyo Asayid C/llaahi Sheekh Muxidiin (Garweyne)

Dhamaan Dadkani oo kala jooga Dunida Dacaladeeda isla markaan ah Xirti Sheekh Muxidiin Garweyne kana diin qaaday macalinka Iminka Geeriyooday ee Macalin Cabdikariin Sheekh Ibraahim Yare waxeyna leeyihiin Macalinka alaah ka waraabiyo Janatu Fardowsa waxa uu cimrigiisa ku dhameestay qidmo tan ugu wanaagsan ee barida Diinta Islaamka ee eeba ha inaga Dhigo micigiisa

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip