Somalida Dalka Holand oo Tacsi udireeso Alaah Unaxariiste Marxuum Macalin Cali Da'ud

0
Friday June 04, 2010 - 15:09:31 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalida Dalka Holand oo Tacsi udireeso Alaah Unaxariiste Marxuum Macalin Cali Da'ud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

  Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool wadanka Holand gaar ahaan Jaaliyada Beesha Mudulood ee wadankani waxey tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Macalin Cali Da'ud oo ku geeriyooday magaalada Nairobi taariikhda markey aheed 31/05/2010 iyadoo macalinkana eebe looga baryayo inuu siiyo naxariista jano
 
Dadka tacsida dirayo:

sheekh muuse cade
sheekh cali kulmiye axmed
sheekh cabdi fiidoow
axmadeey injineer
ibraahim xaji cumar halaf
maxamuud daacad & xaskiisa iyo caruurtiisa
xeyle xasan afrax walaxole
cabdulahi dhudhi
cadaan cosoboow & xaskiisa iyo caruurtiisa
gudoomiyha jaliyada somaliyeed ee gobolka groningen injineer cabdisalaan
naaji muxudiin sheekh axmed
cabdulahi xasan sheekha
ibrahim takoow
maxamed cumar aaraay
muxudiin maxamed axmed / muxudiin dhaleey
sheekh xasan sheekh axmed sheekh cumar sheekh daauud culusoow
sheekh cilmi
cali cumar yariis
wariye cali muxudiin cali
macalin cabdulaahi /macalin qalac
cabdi maxamed maxamuud /cabdi suuleey
Dr cali jeeylaahi
Dr cali cabdule butugeey & xaskisa khadijo jeeyte
cabduqadir colaad hogaan & xaskisa shugri maxamuud ibraahim
kamaal shiiqaay
maxamuud cumar shekh
cabduraxmaan cumar sheekh
maxamed shuceyb xuseen
maxamed mahdi .madaxeey
daaud maxamed muuse
jabril maxamed muuse
 
xaajiyo ruquyo maxamuud /ruquyo teeste
maamo xaliimo muxumad
maamo xaawo xasan koobloow
maamo makaay maxamuud cadeey
maamo mako maxamed muuse
maamo maano cabdi
dhamaan dadyoowgaas aan ku ku soo xusay waxeey tacsiiyo 
u diraayasn dhamaan macalin cali daauud  eheladii uu ka geeriyooday 
& caruurtiisa & qaraabadiisa & ardaydii uu macalinka u ahaay 
sigaar ah waxeey uga tacsiiyeynayaan 
abuukar macalin cali daaud & muuse macalin cali daud
waxeeyneh lee yahiin ilahey samir iyo iiman hanaga siiyo aamiin aamiin
 
 
 
qore
ibrahim xaji cumar halaf nadarland
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip