
TACSI
إنا لله وإنا إليه راجعون
إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده أجل مسمّى
1- Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed
2- Odayaasha Dhaqanka Beelaha Banaadiriga
3- Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda federaalka
4- Guud ahaan Xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Banaadiriga
5- Xukuumadda Soomaaliya
6- Guud ahaan Culumaa'udiinka Soomaaliyeed
7- Dariiqooyinka kala duwan ee dalka Soomaaliya kajira
8- Afarta Xamar, Shanta Shangaani iyo Culumadooda
9- Wariyeyaasha Soomaaliyeed ee ka hawlgala gudaha dalka iyo dibaddiisa
10- Bahweynta Saxaafadda Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan
11- GUDDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA BEELAHA BANAADIR
Guud ahaan dadkani waxa ay Tacsi u dirayaan Qoyska Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed oo aabahooda Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed uu kugeeriyooday Magaalada Muqdisho taariikhdu markii ay aheyd 03-Ramadaan-1431 kuna beegan 13-August -2010, waxa ay si gaar ah ugu dirayaan Tacsida wiilkiisa Wariye Bashiir Maxamed C/qaadir (Al-Bashiir).MUDDANE CALI CUMAR ABATI (PAKISTAN)
Waxa ay leeyih)iin Jannadii Firdowso Allaha ka waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka tagayna sabar iyo Iimaan Allaha kasiiyo. AAMIIN….. AAMIIN ….. AAMIIN …..
Tacsi: Alaah Unaxariistee marxuum Dr. Maxamed C/qaadir oo ku geriyoday muqdisho