Gudiga Wax iyo Wadi oo Tacsi udiray Marxuum Hilowle

0
Friday September 24, 2010 - 23:17:15 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudiga Wax iyo Wadi oo Tacsi udiray Marxuum Hilowle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudiga Abaabulka Dowlad Goboleedka Waax iyo waadi oo uga tacsiyeynaaya eheladiisa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Xildhibaan Hilowle Imaan Cumar 23/09/2010




إنّالله وإنّا إليه راجعون


Dhamaan Gudiga Abaabulka Dowladgoboleedka Waax iyo Waadi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan beelweynta Mudulood geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alaha u naxariistee Xildhibaan Hilowle Imaan Cumar oo manta ku geeriyooday magaalada muqdisho waxayna si gaar ah ugu dirayaan tacsiyadan Imaamka beesha mudulood Imaam Maxamuud Imaam Cumar iyo waliba dhamaan qoyska reer imam, gaar ahaan qoyka iyo eheladii uu ka geeriyooday in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo isagana ilaahay janadii fardowsa ahayd ka waraabiyo.



A a m i i n



إنّالله وإنّا إليه راجعون


1: Dr xuseen Sheekh Cali (Tuure)


2: Jawaahir Baarqab


3: Hassan mohamud abdirizak (boolis)


4: Cabdicasiis Maxamed Muxudin


5: Axmed Sheekh Ibrahim.


6: Saido Ahmed weyne


7: Bile Faarax Maxamed


8: Xasan Qaasin Goley


9: Cabdulahi Muuse Cali (Jugweyn)


10: Nuur Cali Cumar Dubad


11: Cabdi Afrax Dayib


12: Qeys Hurdaaye


13: Aabdulahi Omar Adow (Fooldheere)


14: Axmed Maxamed Xasan (Geedow)


15: Avocato Raage.


16: Cabduqadir Axmed Sheekh Xuseen


17: Farah Mohammed osoble (shoobka)


18: Said muhumad Ahmed


19: Kutubey Cali Maxamed


20: saido ilmi Hassan


21: Aasho Omar


On behalf of Waax iyo waadi

Waax iyo Waadi Regional Government


waaxiyowaadi@hotmail.com


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip