NATO oo Marakiib Millitary usoo diraysa bayaha Soomaliya si ay ula dagaalaan burcad badeeda

0
Friday October 10, 2008 - 12:30:21 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NATO oo Marakiib Millitary usoo diraysa bayaha Soomaliya si ay ula dagaalaan burcad badeeda

    Ururka Isbahaysiga NATO (North Atlantic Treaty Organization) oo kusoo biiiraya ciidamada Ilaaliya xeebaha dalka Soomaaliya ayadoo Uruka Nato uu sheeegay in uu usoo dirayo biyaha dalka Somaliya Maraakiib Millatari si ay ula dagaalaan barcad badeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Isbahaysiga NATO (North Atlantic Treaty Organization) oo kusoo biiiraya ciidamada Ilaaliya xeebaha dalka Soomaaliya ayadoo Uruka Nato uu sheeegay in uu usoo dirayo biyaha dalka Somaliya Maraakiib Millatari si ay ula dagaalaan barcad badeeda.


Burcad badeeda ayaa biyaha Soomaaliya ku afduubay in ka badan labo Darsan oo maraakiib sandkaan hasa yeeshee Markabka lagu magacaabo MV Faina ayay beesha Caalamka walaac xun ka muujisay maadaama uu wado 33 Taangiyo ah iyo hub kale oo aad u culus.

Haysashada markaabkaan ayaa  waxa ay keentay in ay Wasiirada Kaashaandhiga Nato ogolaadan Maraakiib Millitary oo loo diro biyaha Soomaaliya ayagoo kulan xasaasi ah ku qaatay Wadanka Hungry.

“Deg deg ayay ciidamada NATO ee mariiniska ku tagi doonaan biyaha Soomaaliya iyagoo wahlinaya Maraakiib cuno u sida hay’ada WFP” sidaana waxaa yiri Xogahaya guud ee NATO, DE Hoop Scheffer.


Nato ayaa sheegtay in Ciiidamadeeda jooga Bada Meditareeniyaanka ay u shareecan doonaan Geeska Soomaaliya ayagoo halkaa ku sugnaan doona ugu yaraan Illaa December.

Dhanka kale Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa Isbuucaan waxa uu ka codsaday wadamada Caalamka in ay soo diraan ciidamadooda Mariiniska, diyaaradaha loo yaqaano Millitary Aircraft. Golaha ayaa sidoo kale sheegay in Maraakiibta dagaalka ee wadanka Mareekanka laga soo wareejiyay hawlgaladii ay kaga soo horjeedeen Argagixisada waxa ayna Maraakiibtaam ka jawaab celinayaa falalka Burcadnimo.

Xigasho: http://www.cfnews13.com/News/International/2008/10/9/nato_to_send_
ships_as_somali_pirates_ease_demands.html?refresh=1

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip